wargeyskadawan.com
Natiijada Su’aalo guud oo Nin Macalin ahi Weydiiyay Ardyadiisii
Markii uu Macalinku fasalka dugsiga hoose fasalka soo galay wuxuu ardayda caruurta ah weydiiyay su’aalo guud oo waxaanu yidhi : “Yaa garanaya shimbirka awoodi kara inuu dadka la sheekaysto oo maga…