wargeyskadawan.com
Turkiga oo sii Wada Hawlgalada uu ku Ugaadhsanayo Dad loo Tuhmay Inqilaabkii
Booliiska dalka Turkiga ayaa xidhxidhay 1,000 ruux oo looga shakisan yahay in ay qayb ka ahaayeen dhaqdhaqaaq lagu eedeeyay in uu ka dambeeyay afgambigii dhicisoobay ee sanadkii 2016kii. 2,200 oo k…