wargeyskadawan.com
Wasaaradda Duulista oo Beenisay in Wax Iska Bedeleen Socdaalkii Dadka Reer Somaliland ee Dalka Imanaya
Hargaysa(Dawan:- Wasaaradda Duulista Hawada iyo Gaadiidka Cirka ee Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa waxba kama jiraan ku tilmaantay iyo warar been abuur ah warar warbaahinta qaarkeed ay qoreen oo ay …