wargeyskadawan.com
Hal Dollar Ayaa Arooskiisa ku Baxday!
Lammaane u dhashay dalka Kiiniya oo awoodi waayay inay aroos weyn samaystaan ayaa ku aqal galay lacag ay haysteen oo dhamayd $ 1 dollar oo keliya. Lamaanaha Wilson iyo xaaskiisa Anna Muture ayaa …