wargeyskadawan.com
Wasiirka Maaliyadda oo Farta ka Saartay Komishanka Doorashooyinka Hal Milyan iyo Laba Boqol oo Doollar
Hargeysa (Dawan)- Wasiirka Maaliyadda Jamhuuriyadda Somaliland marwo Samsam Cabdi Aadan, ayaa ku wareejiyey Komishanka Doorashooyinka Qaranka lacag dhan $1,200,000 (hal milyan iyo laba boqol oo k…