wargeyskadawan.com
Guddida 18-ka May ee Taakuleynta Dadka Abaartu Tabaaleysay oo La Magacaabay
Hargeysa(Dawan)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa sheegay in markii uu arkay baaxada tabaalada ka dhalatay abaarta kulul ee dalka ku dhufatay, uu …