wargeyskadawan.com
Dawladaha Somaliland iyo Ruushka oo ka Wadahadlay Xoojiyaan Iskaashiga Labada Dal
Hargeysa(Dawan)- Wasiirka Arrimaha Dibadda Jamhuuriyadda Somaliland, Dr. Sacad Cali Shire, ayaa la kulmay khamiistii la soo dhaafay diblomaasiyiin sarsare oo ka socday qunsuliyadda Ruushku ku lee…