wargeyskadawan.com
DP World oo ka Hadashay Qorsheyaasha ay ku Bilaabayaan Casriyeynta Dekedda Berbera
Berbera (Dawan)- Shirkadda DP World ee laga leeyahay dalka Imaaraadka Carabta, ayaa si rasmi ah ula wareegtay maamulka dekedda Berbera oo ay gacanta ku hayn doonto, isla markaana maalgelin iyo cas…