wargeyskadawan.com
Toban Askari oo ku Dhaawacmay Hawlgal Ciidanka Boolisku ka Fuliyeen Berbera
Berbera (Dawan)- Toban askari oo ka tirsani Ciidanka Booliska,ayaa dhaawacyo kala duwani ka soo gaadheen hawlgal ay shalay ka fuliyeen magaalada Berbera, kaasi oo ay ku duminayeen dhisme la shee…