wargeyskadawan.com
Dhisme Toddoba Dabaq ah oo ku Dumay Nayroobi iyo Dad la La’ yahay
Dad lagu qiyaasay 15 ruux ayaa la la’yahay ka dib markii uu dumay dhisme toddobo dabaq ka kooban oo ku yaalla bariga caasimadda dalka Kenya ee Nayrobi. Hay’adda Laanqayrta Cas ee Kenya …