wargeyskadawan.com
Sharci Cusub oo Xoojinaya Cunaqabateynta Maraykanka ee Saaran Ruushka
Xubno ka tirsan Aqalka senate-ka Mareykanka ayaa Isniintii isku raacay sharci cusub oo lagu xoojinayo cunaqabateynada saaran dalka Ruushka. Sharciga cusub ayaa waxaa ku jira qodobo dhigaya in ay qa…