wargeyskadawan.com
Guddoomiyaha UCID oo Inan La-yaal ku Tilmaamay Madaxweynaha Soomaaliya
Hargaysa (Dawan)- Guddoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee UCID, Eng.Faysal Cali Waraabe, ayaa ka digay in laga feejignaado qorsheyaal ka dhan ah Somaliland oo ay maleegayso dawladda Soomaaliya ee fa…