wargeyskadawan.com
Telesom oo Ballaadhisay Adeega ZAAD Laba Maalmood ka Hor Xiligii Loo Qabatay Inay Fuliyaan Go’aankii Madaxweynaha
Hargeysa(Dawan)- Shirkadda isgaadhsiinta ee TELESOM, ayaa sii ballaadhisay adeega ZAAD-ka oo ay gaadhsiisay 10 kun oo Doolar. Xili laba maalmood oo kaliyi ka hadheen wakhtigii xukuumaddu u qaba…