wargeyskadawan.com
Guddoomiyaha KULMIYE oo Hadhimo-sharafeed ku Maamuusay Bahda Warbaahinta Somaliland
Hargeysa (Dawan)- Guddoomiyaha xisbiga KULMIYE, ahna murrashaxa madaxweynaha ee xisbiga Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa kulan ballaadhan oo hadhimo-sharafeed ah ku maamuusay bahda warbaahinta Somalilan…