wargeyskadawan.com
Shirkii 10-ka Bishan ay Somaliland iyo Khaatumo ku Yeelan Lahaayeen Burco oo Dib-u-dhacay iyo Masuuliyiin ka Hadlay
Hargaysa (Dawan)- Xubno ka mid ah guddiga Dawladda Jamhuuriyadda Somaliland u metelayay wadahadaladii u socday maamulka Khaatumo ayaa sheegay in dib loo dhigay shir loo balansanaa in 10-ka bishan J…