wargeyskadawan.com
Gabiley: Xisbiga KULMIYE oo Iska Fogeeyay inay Guri WADDANI ka Qaadeen
Hargaysa (Dawan)- Guddoomiyaha xisbiga KULMIYE ee gobolka Gabiley, Axmed Maxamuud Shirwac, ayaa been abuur iyo waxba kama jiraan ku tilmaamay warar maalmahan la isla dhexmaryay oo sheegayay in …