wargeyskadawan.com
Wasiirka Daakhiliga oo Shaaciyay Tallaabooyin wax Lagaga Qabanayo Dirirta ka soo Cusboonaatay Sanaag
Hargeysa(Dawan)- Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Jamhuuriyadda Somaliland, Prof. Yaasiin Maxamuud Xiir (Faratoon), ayaa sheegay in aanay Xukuumaddu u dulqaadanayn in nabadgelyada dadka walaalah…