wargeyskadawan.com
Mucaaradka Kongo oo ku Baaqay Dibadbaxyo ka dhan ah Madaxweyne Kabila
Mucaaradka Jamhuuriyadda Dimuqraadiga ah ee kongo ayaa ku baaqay dibad baxyo iyo amar diiddo shacab si loogu qasbo madaxaweyne Joseph Kabila inuu xilka isaga dego. Dibad baxyo guud oo labo maalmood…