wargeyskadawan.com
Waxgaradka Hawd Iyo Maroodi-jeex oo Taageero Mug leh u Muujiyay Murrashax Muuse Biixi
Hargaysa (Dawan)- Aqoonyahannada iyo Waxgaradka Gobalka Hawd iyo Maroodi-jeex, ayaa taageero u muuyiyay murrashaxa Madaxweyne ee xisbal-xaakimka KULMIYE, Muuse Biixi Cabdi.