wargeyskadawan.com
Wasiirka Waxbarashada oo soo Saaray Wareegto Saamaynaysa 372 Arday oo Sharci Darro ah ku Fadhiyay Dugsiyada Sare
Hargeysa(Dawan)- Wasiirka Waxbarashada iyo Tacliinta Sare ee Jamhuuriyadda Somaliland, Md. Cabdilaahi Ibraahim Habane (Cabdilaahi Dheere), ayaa soo saaray xalay wareegto uu ku faray masuuliyiinta …