wargeyskadawan.com
Wargeys ka soo Baxa Masar oo Aqoonsi Dadban ku Tilmaamay Cilaaqaadka Somaliland iyo Imaaraadka
Dubai(Dawan)- Wargeyska SASA Post oo ka soo baxa dalka Masar, ayaa aqoonsi dahsoon ku tilmaamay heshiisyada ay wadagaleen Somaliland iyo Imaaraadka Carabtu.