wargeyskadawan.com
Murrashax Muuse Biixi oo Khudbad soo Jiidatay Quluubta Dadweynaha ka Jeediyey Degmada Kala-baydh ee Gobolka Sool
Hargeysa(Dawan)- Guddoomiyaha ahna Murrashaxa Madaxweynaha ee xisbal-xaakimka KULMIYE, Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa caddeeyey inuu jecel yahay in la helo Somaliland wax wada yeelata oo horumar sam…