wargeyskadawan.com
Wasiirka Duulista oo WADDANI ku Dhaliilay Inaanay Lahayn Barnaamij Cad oo Siyaasadeed
Hargaysa (Dawan)- Wasiirka wasaaradda Duulista Hawadda iyo Gaadiidka Cirka Jamhuuriyadda Somaliland, Faraxaan Aadan Haybe, ayaa ka jawaabay eedaymo uga yimid masuuliyiin ka tirsan xisbiga mucaa…