wargeyskadawan.com
Guddoomiyaha UCID oo ka Digay Dhaqamo Xisbiga WADDANI ku soo Kordhiyay Siyaasadda Dalka
Hargeysa (Dawan)- Guddoomiyaha ahna Murrashaxa madaxweynaha ee xisbiga mucaaridka ah ee UCID, Eng. Faysal Cali Waraabe, ayaa sheegay caado xun oo aanay Somaliland dhaqan u lahayn uu xisbiga WADDAN…