wargeyskadawan.com
Tog-wajaale: Meherad Ganacsi oo Ku-dayasho leh Taakulayna u Geysata Ciidammada Amaanka
Togwajaal (Dawan)- Gaadiidka biyaha u dhaamiya bulshada intoodaa dan’yarta ah ee Dameerada ayaan arkay iyagoo biyaha ka soo qaadaya daanta Itoobiya ee magaalada Wajaale, mar aan weydiiyey ninkii wa…