wargeyskadawan.com
Tirada Dad ku Dhintay Roobab ka Da’ay Gobolka Awdal
Boorame (Dawan)- Ugu yaraan shan qof, ayaa lagu soo waramayaa in ay ku dhinteen daadad iyo fatahaado ka dhashay roobab laxaad leh oo labadii maalmood ee u danbeeyay ka da’y gobollada galbeedk…