wargeyskadawan.com
Madaxweynaha Somaliland oo isku Beddelay Laba Badhasaab iyo Maareeyayaal Hay’adeed
Hargeysa(Dawan)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa digreeto uu soo saaray isku beddelay Guddoomiyeyaashii Gobollada Maroodi-jeex iyo Awdal.