wargeyskadawan.com
Wasiirka Wershadaha oo Xaal ka Bixiyay Hadal ka soo Yeedhay Abiib Timacad
Gabiley (Dawan)- Wasiirka Wasaaradda Wershadaha Jamhuuriyadda Somaliland Shucayb Maxamed Muuse, ayaa bulshada Gabiley raaligelin ka siiyay hadallo gef iyo ceeb ahaa oo dhawaan ka soo yeedhay Abii…