wargeyskadawan.com
Wasiirka Daakhiliga oo ka Hadlay Askari Lagu Dilay Sool iyo Wiil ku Dhintay Rebshad ka Dhacday Dila
Hargeysa(Dawan)- Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Jamhuuriyadda Somaliland Prof. Yaasiin Maxamuud Xiir(Faratoon), ayaa ka hadlay koox deblay ah oo maandooriyaha Khamriga ka ganacsanayay oo aska…