wargeyskadawan.com
Faysal Cali Waraabe oo Wasiirro Hore ku Eedeeyay inay Siyaasadeeyeen Dugsiga Sh. Cali Cismaan
Hargaysa (Dawan)- Guddoomiyaha ahna murrashaxa madaxweynaha xisbiga mucaaradka ah ee UCID Eng. Faysal Cali Waraabe, ayaa ku eedeeyay in xubno hore wasiirro uga soo noqday dawladihii kala danbe…