wargeyskadawan.com
Guddoomiyaha Diiwaanka Sekeda oo ka Hadlay Dhibaatada Lagu Hayo Muslimiinta Rohinga
Hargeysa(Dawan)- Gudoomiyaha Diiwaanka Sekedda ee Jamhuuriyadda Somaliland Sh. Siciid Maxamed Faarax, ayaa ka hadlay xasuuqa iyo dhibaatada lagu hayo Musliinta reer Burma ee loo yaqaanno Rohingya …