wargeyskadawan.com
Habka Ugu Wanaagsan Ee Tarbiyada Caruurta
Nin ayuu wiil u dhashay, markaasuu u tagay Sheekh ka Fadwooda Arimaha Bulshada, oo ku yidhi: “Sheekh Wiil ayaa ii Dhashay, waxaan kaa Rabaa inaad ii Sheegto habka wanaagsan ee aan u Tarbiyadeeyo?, …