wargeyskadawan.com
Xukuumadda oo Sababeysay Mucaawinno la Xanibay oo Imaaraadku soo Mariyay Khadiija Foundation
Hargeysa(Dawan)-Xukuumadda Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa shaacisay in xaalad nabadgelyo awgeed loo hakiyey qeybinta Mucaawinno kala duwan oo Bisha cas ee Imaaraadku ugu deeqday bulshada Somalil…