wargeyskadawan.com
Madaxweynaha Somaliland oo Kaga Qayb-galay Berbera Munaasibad Lagu Soo Bandhigay Qalab Casri ah oo Lagu soo Kordhiyay Dekedda
Berbera (Dawan)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), oo shalay gelinkii danbe ka kicitimay caasimadda Hargaysa ayaa magaaladda Berbera kaga qaybgal…