wargeyskadawan.com
Madaxweynaha Cusub oo Khudbadiisii Kowaad Kaga Hadlay Qorsheyaasha uu ku Xoojinayo Wadajirka Somaliland
Hargeysa (Dawan)- Madaxweynaha cusub ee la doortay ee Jamhuuriyadda Somaliland Mudane, Muuse Biixi Cabdi, ayaa hadalkiisii u horreeyey ee uu u jeediyo dadweynaha diirradda ku saaray midnimada iyo …