wargeyskadawan.com
Suldaan Cumar Suldaan Maxamed oo Bogaadiyay Madaxweynaha la Doortay
Hargeysa(Dawan) – Suldaanka Guud ee Beelaha ARAB Suldaan Cumar Suldaan Maxamed Suldaan Faarax ayaa hambalyo u diray Madaxweynaha iyo Ku-xigeenka la doortay Md. Muuse Biixi Cabdi iyo Cabdiraxmaan Ca…