wargeyskadawan.com
Tareen ula Anbadey Rakaabkii Jiho aan aheyn Halkii ay u Socdeen
Koox beeralay ah oo dalka Hindiya u dhashay ayaa sheegay in markaliya ay ku baraarugeen in tareenkii ay saarnaayeen u geeyay masaafo 160km ah oo aanan ahayn halkii ay u socdeen. Illaa 1,500 beerala…