wargeyskadawan.com
Qiso “ Ha Iska Baxsato Marka Hore Yaa U Baahnaa”?
Goor duhur ah, Nin ugaadhsade ah iyo qoyskiisa oo ku qadaynaya hilibkii ugaadha sida dhibta badan ku soo galay, ayay si lama filaan ah debin uu goob aan kaba fogayn guriga ku xidhay ay gashay sak…