wargeyskadawan.com
Dadweynaha Somaliland oo ku Diirsaday Awaamiirtii ka soo Baxay Shirkii Kowaad ee Golaha Wasiirrada Xukuumadda Cusub
Hargeysa(Dawan)- Ra’yul-caamka Bulshada Somaliland, ayaa si weyn u soo dhaweeyey go’aankii u horreeyay ee ka soo baxay shirkii kowaad ee ay Sabtidii yeesheen Golaha cusub ee Wasiirrada xukuuma…