wargeyskadawan.com
Xukuumadda oo Daba-gal ku Haysa Dhulka Sharci Darrada ku Baxay ee Danta Guud
Hargeysa (Dawan)- Xukuumadda Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa sheegtay in daba-gal iyo hubin lagu samaynayo dhammaan wixii dhul iyo dhisme dan guud ah ee ku baxay sifo khaldan oo sharci darro ah ama…