wargeyskadawan.com
Shacbiga Somaliland oo ku Diirsaday Go’aan Xukuumaddu ku Dawaynayso Gunaadka Sicir-bararka ka Jira Dalka
Hargeysa(Dawan)-Shacbiga reer Somaliland ayaa ku diirsaday qorshaha madaxweynaha Somaliland, Md. Muuse Biixi Cabdi, uu ku doonayo inuu ku daweeyo qiime dhaca lacagta Somaliland iyo sicir-bararka i…