wargeyskadawan.com
Wasaaradda Maaliyadda oo Beenisay in Cashuur Lagu Kordhiyay Khudaarta Dibadda Laga Keeno
Hargeysa(Dawan)- Wasaaradda Maaliyadda Somaliland, ayaa beenisay isla markaana waxba kama jiraan ku tilmaantay cabasho ay kaga cabanayeen wasaaradda maaliyadda ganacsatada khudaarta ka keenta dalk…