wargeyskadawan.com
Wasiirka Arrimaha Dibadda oo Madal Caalami ah ku soo Bandhigaya Dimuqraadiyada Somaliland
London(Dawan)- Machad caalami ah oo ku yaalla dalka Ingiriiska, ayaa shaaca ka qaaday inuu martigelin doono Wasiirka Arrimaha Dibadda Somaliland Dr. Sacad Cali Shire badhtamaha bishan January.