wargeyskadawan.com
Ururka SOLJA oo ka Hadlay Laba Weriye oo Maxkamadda Boorame Xukuntay
Boorame (Dawan)- Maxkamadda gobolka Awdal ayaa shalay xukun xabsiya oo min laba sannadood ah ku riday laba weriye oo ka hawlgala magaaladda Boorame, kuwaasoo lagu eedeeyay in ay hore u faafiyeen wa…