wargeyskadawan.com
Maxkamadda Hargeysa oo Xukuntay Dhallinyaro Dhacday Sawir Qaade Reer Japan ah
Hargeysa(Dawan)- Maxkamadda gobolka Maroodi-jeex, ayaa shalay laba sannadood iyo sagaal bilood oo xadhig ah ku riday afar dhallinyaro ah oo dhac u geystay nin sawir qaade ah oo u dhashay dalka Ja…