wargeyskadawan.com
Golaha Wakiillada oo Aqlabiyad ku Ansixiyey Dufcadii Labaad ee Wasiirrada
Hargeysa(Dawan)– Xildhibaannada Golaha Wakiillada Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa fadhigoodii shalay waxay ku ansixiyeen 9 Wasiir iyo laba Wasiir ku-xigeen oo ah hormadii labaad ee golaha wasiirradd…