wargeyskadawan.com
Guddoomiyaha Sool oo ka Hadlay Colaad ay Dawladda Muqdisho ka Wado Xadka ay la Wadaagto Somaliland
Laascaanood(Dawan)- Guddoomiyaha Gobolka Sool, Cabdi Khayre Dirir oo shalay shirjaraa’id ku qabtay xafiiska, ayaa hadlay xiisadda colaadeed ee maamul-goboleedka Puntland ee Soomaaliya ay ka wadaan…