Dalkee Duniada Ugu Nolol Wanaagsan?

0
1246

Dalka New Zealand waa waddanka ugu nolosha wanaagsan dunida. Wuxuu ku yaallaa dhinac koonfureed ee meeraha dhulka, waxaana uu ka kooban yahay laba jasiiradood oo ah waqooyi iyo tan koonfureed. Bulshada New Zealand ayaa ka kooban 4.8 Milyan qof, waxaana ay ku jiraan dhinaca nolosha heerka ugu sareeya dunida dhinacyada waxbrashada, daryeelka caafimaadka, .fursadaha shaqo iyo kuwa dhaqaale, xoriyadda maamulka iyo wixii la mid ah.

Sanadihii ugu danbeeyay barwaaqada New Zealand ayaa si joogto ah kor ugu sii siyaadaysay iyadoo taasi ay weheliso tayada nolosha ee bulshada. Sanadkan dhamaadayna waxa uu ahaa kii afraad ee xidhiidh ah ee New Zealand ay ku guulaysto kaalinta koowaad ee dalka dunida ugu nolosha wanaagsan.

Leave a Reply