wargeyskadawan.com
Guddoomiyaha iyo Taliyaha Ciidanka Qaranka ee Boocame oo Gaadhay Laascaanood
Laascaanood (Dawan)- Guddoomiyaha degmada Boocame, Faarax Cali Maxamed, oo hoggaaminayey wefti ballaadhan oo ay xubno ka ahaayeen taliyaha ciidanka qaranka ee jiidda degaanka Boocame ee gobolka So…