wargeyskadawan.com
Ruushka Oo Markii Ugu Horeysay Gawaadhida Ciidamada Ee Beebeega Qori Weyn Ku Rakibay .
Wershadda ay ciidamada dalkaasi Ruushku ku lee yihiin jamhuuriyadda Tova ee Barriga dalkaasi Ruushka ayaa u bedelay gawaadhida ciidamadu isticmaalaan ee Beebeega Somalidu u taqaano kuwo la saaray q…